Allxaqiiqda's Blog

Maxaa kataqaanaa jaamacad CITY UNIVERSITY COLLEGE OF SCIENCE AND TECHNOLOGY.
CITY UNIVERSITY COLLEGE waa jaamacad kutaala wadanka Malaysia ee dhacda koonfur bari Asia. wuxuu kaymid yahay jaamacadaha ardada soomalida ay aad u dhigato. waxaan waraystay ardaydii ugu horaysay ee jaamacadaas gala oo isla mar ahaantaasna shahaadooyinkoodii kaqaatay. ardaydii aan waraystay waxaa kamid ahaa YUSUF ADAN YUSUF ( Carab) iyo Sahal Axmed Sugule. ardaydu waxay iisheegeen jaamacada inay wax kasta oo facility ah ay diyaar kuyihiin. isla mar ahaantaasna waxaa iga cajabiyey soo dhawaynta maamulka jaamacada iyo sida ay ardayda somalidaa wax ula qabtaan dhibaatadoodana tixgaliyo iyo waxayaalahay kacabanayaan haday ahaan lahayd arday bilaa sharci kujoogay ama sharcigiiba kadhacay oo ay wax laqabtaa maamulka City University College.

xasan muse xirsi ( xasan cadde)

laacib123@hotmail.com

M/weyne Faroole oo gaaray Bosaso
M/weynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray caasimadda ganacsiga Puntland ee Bosaso, halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Dr. Faroole ayaa booqashadan uu ku gaaray Bosaso qorsheynayay in mudo ah, waxaana uu horay usii maray magaalooyin kale oo ka tirsan Puntland sida magaalada Qardho iyo tuulooyin kale.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka iyo dadweyne badan ayaa kusoo dhaweynayay dhamaan magaalooyinka uu cagta mariyay oo ey ugu dambeysay magaalada Bosaso.

Ujeedka safarka m/weynaha ee Bosaso ayaa lagu sheegay mid khuseeya arrimaha amaanka ee gobolka Bari oo mudooyinkan dambe ka dhacayeen shaqaaqooyin u badan kuwo beeloodyo islamarkaana amniga gobolka wax u dhimay.

Safarka m/weyne Faroole iyo wafdigiisa ayaa horay loo sii shaaciyay.

Dhawaan ayey aheyd markii uu m/weynaha oo uu hogaaminayo wafdi kale ey kasoo laabteen magaalada Gaalkacyo oo iyana sidoo kale ey falal amni daro ka dheceen oo qaarkood lagu dilay wasiiro iyo dad shicib ah.

Safaarada Mareykanka ee S/Afrika oo irdaha loo laabay
Wararka naga soo gaaraya S/africa ayaa sheegaya in albabada loo laabay si KMG ah safaaradii iyo qunsuliyadihii Mareykanka ku lahaa dalka S/africa kadib markii ay soo baxeen halisyo amaan sida safaradu shaacisay .

Afhayeenka safaarada ayaa sheegay in warbixino guud oo ay heleen ay muujinayaan halisahaasi iyadoo uu sheegay in uusan shaacineyn iminka.

Guud ahaan waxaa la xiray qunsuliyidihii iyo xafiiska wakaalada gargaarka caalamiga ee Mareykanka.

Dhamaan shaqaalihii ayaa loo diray guryahooda, dib in laga furayo ayaa la sheegay safaarada.

Waxaa muwadiniinta reer Mareykan lagu booriyay in ay foojignaan sameeyaan si aysan weeraro ugala kulmin al-qaacidda iyo kooxo xariir la leh kuwaasi oo qorshayaal wada.

Asbuucaan ayay aheyd markii diyaardo Mareykanku leeyahay duqeyn ka fuliyeen dalka Somaliya halka al-shabaabna oo saraakiil looga dilay weeraradaasi ay ku balameen aar gudasho.

Booliska S/africa ayaa cabsidaas sheegay in ay ka imaaneyso kooxda al-shabaab ee somaliya ka dagaalanta isla markaana xariirka la leh ururka argagixisada al-qaacidda.

Boqorka Sucuudiga iyo m/weynaha Somaliya oo kulmay
Madaxweyne Shariif ayaa boqorka dalka Sacuudi Carabi kala hadlay xaalada Soamliya iyo sida ay ugu baaha yihiin taagero ay helaan .

Boqorka Sacuudi Carabiya ayaa u balan qaday Sheekh Shariif in ay la garab taagan yihiin taageero si dolwada ay cagaha isugu taagto.

Madaxweynaha Somaliya ayaa xusay in dowladisa dhibaatooyin ay ka haystaan dhanka aamanka si loo xaliyana ay u baahan yihiin taageerada caalamka.

Sheekh shariif ayaa ka dib safarkaasi Sacuudi carabiya wax uu u gudbayaa dalka Mareykanka oo uu uga qeyb galayo kulanka Jimciyada Qaramada midoobay .

Inta uu joogo Mareykanka waxa kale uu booqanayaa aqalka cad ee looga arimiyo Mareykanka .

Hadii booqashada shariifa ee aqalka cad dhacdo waxa uu noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Somaliya oo booqda aqalka cad muddo haatan laga joogo 44-sano.